Ka : Giuseppe DI CLEMENTE SOCDAALKA NAF U-HURIDDA NABADDA SOMAALIYA

 

DATE:___________________Nairobi / KENYA

 

Ku: Madaxweynaha Dowllada Federaalka Km-g-ka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane. Cabdulaahi Yuusuf Axmed

Ku: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Federaalka Km-g-ka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane. Sharif Hassan Sheekh Aadan

Ku: G/xigeennada Golaha Shacabka Federaalka Km-g-ka ee Jamhuuriyadda Sooomaaliya

Ku: Resuwasaaraha Xukuumadda Federaalka Km-g-ka ee Jamhuuriyadda Sooomaaliya Mudane. Pr. Cali Moxammed Geedi

Ku: Xildhibaannada Golaha Shacabka Federaalka ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya

 

Ujeeddo: Codsi Dhaqaaleed US$ 20'000.-

Salaan Kadib,
Wa anigoo ah Giuseppe DI CLEMENTE, watana SOCDAALKA NAF U-HURIDDA NABADDA SOMAALIYA kuna soo marey dhowr dal baskiil. Socdaalkas oon bilaabey 22 jun 2003 siina garaangaridoono illa Somaaliya nabat tam ah ka dhalato. Socdaalkeeyga oo hadda ku aaddan Somaaliya guud ahaan, kana gali doono dariiqa loo maro Kismaayo, dabadeedna Xammar, Gaalkacyo, PuntLand, Hargeeisa, Jibuuti, Addis Ababa, illa Ogadeenia; kabacdina ku soo laabandoono Xammar… (ILAAHEEY IDINKII). Socdaalkaan oon is-leeyahay kulamo badan oo bulshada la yeelan doona, nabaddana wax ka tari doona. Waxaan codsanayaa dawladda qadarka dhaqale ee kor ku qoran in aay i siiso. Waxaan kaloo codsanaa in bulshada la ii abaabulo. Qarashkaasi waxaan ku qabsan doona waxyaabo badan oon u baahnahay, sida qarajka saffarkeeyga, kombiyuutarkeeyga iiyo 'digital cameradeeyda' oo dayactir iiga baahan iyo qalab kale.-

Igu caawina: SOCDAALKA NAF U-HURIDDA NABADDA SOMAALIYA. Caawinaadiina waxaa iigu soo diri kartiin - https://www.paypal.com/cgi-bin/webscr - waa dhaqsi, waa canshuur la`aan waana aamin ! MAHADSANIDIIN

Codsade: Giuseppe DI CLEMENTE,
via del Tiglio 38 / 6900 Lugano - SWITZERLAND
http://www.overlandtravel.com
mailto:cycling@overlandtravel.com
Mobile: 00254 (0)723488728

<<--- noqo / torna